Latest topics
» somalida dhaqankeedii hore
MUNTADA XOR AH : MUNTADAHA DAARULIIMAAN - Portal EmptyMon Apr 28, 2008 8:02 pm by Admin

» DHAQANKA SOOMAALIYEED
MUNTADA XOR AH : MUNTADAHA DAARULIIMAAN - Portal EmptyMon Apr 28, 2008 7:49 pm by Admin

» taariikh nololeedkii madaxweynihii hore Dr:c/rashid cali sharmarke
MUNTADA XOR AH : MUNTADAHA DAARULIIMAAN - Portal EmptyMon Apr 28, 2008 7:36 pm by Admin

» maxaad ka taqaanaa SYL
MUNTADA XOR AH : MUNTADAHA DAARULIIMAAN - Portal EmptySun Apr 20, 2008 11:14 pm by gutale

Navigation
 Portal
 Index
 Memberlist
 Profile
 FAQ
 Search
Affiliates
free forum
 


Search
 
 

Display results as :
 


Rechercher Advanced Search

taariikh nololeedkii madaxweynihii hore Dr:c/rashid cali sharmarke

Mon Apr 21, 2008 1:26 am by Admin

Allaha U naxariistee Madaxweynihii Jamhuuriyadda Soomaaliya MD. C/rashiid Cali Sharmaarke wuxuu ku dhashay degmada Xaradheere ee gobolka Mudug sanadkii 1919.
Wuxuu dugsiga Quraanka iyo waxbarashadiisii dhameeyay sanadkii 1936dii, wuxuu bilaabay in uu noqdo ganacsade ka dibna shaqaale ka shaqeeya howlaha Civil servant maamulkii talyaaniga ee maxmiyadda, wuxuu noloshiisa ku qaatay wixii intaas …

[ Full reading ]

Comments: 1

maxaad ka taqaanaa SYL

Sun Apr 20, 2008 11:14 pm by gutale

15 –MAY IYO AASAASKII URURKII DHALINYARADA SOMALIYEED (SYL).


Sanad kasta bisha May 15keeda waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa aasaaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee SYL, kaasoo ahaa kii ugu horeeyay ee dalka laga furo isagoo ay ku mideysanyihiin dadyowgii ku noolaa koofurta Soomaaliya.
xisbigaas iyo axwaashiisa aan is weydiino sida uu ku bilowday fekerka xisbiga iyo dhalintii dhidibada …


[ Full reading ]

Comments: 0

Poll